« July 2019 »
July
MoTuWeThFrSaSu
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031
 

Global Relief Somali Foundation

  • Draught

  • Somaliske barn

  • Somaliske barn II

  • Somaliske barn III

International community welcomes landmark agreement on 2016 electoral process. Translated by Somali language: Beesha caalamka oo soo dhoweysay heshiiska taariikhiga aha ee laga gaaray geedi-socodka doorashada 2016

Mogadishu, 4 April 2016 – The international community welcomed the decision of the Puntland Government to participate fully in the electoral process that will choose a new federal parliament later this year.

 

Yesterday’s agreement between the Federal Government of Somalia led by Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke and the Puntland Government led by President Abdiweli Mohamed Ali “Gaas” is a very positive step for Puntland and all of Somalia. “This landmark agreement is highly significant,” said the Special Representative of the UN Secretary-General (SRSG) for Somalia Michael Keating. “The people and leaders of Puntland deserve special commendation for their political maturity. Puntland has acted in the interest of the whole of Somalia.

 

That is encouraging for the future of the whole country. “The agreement marks a decisive move away from the 4.5 model,” noted SRSG Keating. “2016 is an important stepping stone towards a one-person, one-vote election in Somalia in 2020. That election, in 2020, will not use the 4.5 model. Planning for 2020 must begin now.” The international community will closely monitor the 2016 electoral process with a view to ensuring maximum fairness and transparency. International partners agreed to provide the necessary political, financial and technical support to enable universal suffrage elections in 2020, including how to conduct civil voter registration and help build electoral institutions.

 

The agreement was guaranteed in the Puntland capital of Garowe by the Inter-Governmental Authority on Development (IGAD) led by the Ethiopian Foreign Minister and Chairman of the IGAD Council of Ministers Tedros Adhanom and witnessed by SRSG Keating, the Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission Francisco Madeira, the European Union Special Envoy to Somalia Michele Cervone, the IGAD Special Envoy to Somalia Mohamed Affey and other representatives of the international community.

 

Translated by Somali language:

Muqdisho, 4 April 2016 – Beesha caalamka ayaa soo dhoweysay go’aanki kasoo baxay Dowladda Puntland ee ahaa inay si buuxda uga qayb-gelayso hanaanka doorasho ee lagusoo xuli doono baarlamaan cusub dabayaaqada sanadkan. Heshiiski shalay dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo uu horkacayay Ra’iisul Wasaare Cumar Cabdirashid Cali Sharmarke iyo Dowladda Puntland oo uu horkacayay Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali “Gaas” ayaa tallaabo aad u wanaagsan u ah Puntland iyo dhamaan Soomaaliya. “Heshiiskan taariikhiga ah waa mid aad muhiim u ah,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay (SRSG) u qaabilsan Soomaaliya Michael Keating. “Dadka iyo madaxda Puntland waxay mudanyihiin amaan gaar ah oo ay ku amaananyihiin bisaylkooda siyaasadeed. Puntland waxay u hawlgashay danta Soomaaliya oo dhan.

 

Taasi waxay dhiirri-gelin u tahay mustaqbalka dalka dhamaantiis. “Heshiisku wuxuu ka dhiganyahay tallaabo muhiim ah oo looga gudbayo hanaanka 4.5,” ayuu yiri Ergeyga Gaarka ah Keating. “2016 waa marxalad muhiim ah oo lagu gaarayo doorasho qof-iyo-codkiisa ah oo ka dhacda Soomaaliya sanadka 2020. Doorashadaas dhici doonta 2020, looma adeegsan doono hanaanka 4.5. Qorshaynta 2020 waa inay hadda billaabataa.” Beesha caalamku waxay si dhow ula socon doontaa geedi-socodka doorasho ee 2016 iyadoo looga gol leeyahay hubinta cadaalad buuxda iyo daah-furnaan.

 

Saaxiibada caalamku waxay isku raaceen inay bixiyaan taageerada farsamo, mida dhaqaale iyo mida siyaasadeed ee lagama maarmaanka ah si loo hirgeliyo doorashooyin dadwayne sanadka 2020, (sidoo kale) waxaa kamid ah hawlaha la hirgelinayo diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha iyo caawimaad laga geysto dhismaha hay’adaha doorasho. Isagoo ku sugan magaala madaxda Puntland ee garowe ayaa (hirgelinta) heshiiska waxaa damaanad qaaday Urur-Goboleedka IGAD oo uu hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibadda Itoobiya ahna Guddoomiyaha Golaha Wasiirada ee IGAD Tedros Adhanom waxaana markhaatiyaal ka ahaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud Keating, Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika Francisco Madeira, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Michele Cervone, Wakiilka Gaarka ah ee IGAD u qaabilsan Soomaaliya Maxamed Affey, iyo xubno kale oo ka socday beesha caalamka.

__________________________________

 

Global Relief Somali Foundation Østre Skostredet 10A 5017 Bergen, Norway E-mail: grsf@live.com Tel: 0047-46643055 Please contact us if you have  any further questions do not hesitate to call us or send us a message through via mail.

Account Bank: 3624 34 69850 (Swift Code: SPAV NOBB / IBAN NO18 3624 34 69850)

Thanks for joining us